Kulanka wadatashiga ee diyaarinta Istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa maanta ka furmay kulanka wadatashiga istaraatijiyadda wasaaradda cadaaladda maamulka Jubbaland.

Kulanka oo socon muda sadax maalin ayaa daahfurkiisa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda cadaaladda Jubbaland,Xubno ka socday dowladda dhaxe iyo saraakiil ka tiraan Booliska magaalada kismaayo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.