Tababar ku saabsan xaquuqda aadanaha oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-15 kamid ah Saraakiisha ciidanka Booliska Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa loogu daahfuray tababar la xiriira Xaquuqda Aadanaha.

Tababarkaan oo socon doono mudo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qaybgalay daahfurkiisa hogaanka tababarada ciidanka Booliska Soomaliland, mas’uuliyiin ka socotay Dowlada hoose ee Hargaysa iyo Xildhibaano.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.