Magaalada Burco oo laga bilaabay ololaha hubinta badqabka gaadiidka.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gadiidka iyo Hormarinta wadooyinka maamulka Soomaaliland ayaa magalada Burco ka bilaawaday olala Hubinta bad qabka gadiidka.

Olahan oo laga sameeyay wadooyinka iyo kontorolada magaalada Burco ee Gobalka Togdheer ayaa lagu hubinayay in gadiidka uu soo maray hanaanka hubinga bad qabka gadiidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.