Arday dhameeyay kuliyadaha jaamacadda Baladweyne oo difaacday bugaagtooda qalin jabintooda.

0
88

Baladwayne (Radio Beerlula )-In ka badan 41 arday oo dhameeyay Jaamacada Baladweyne ayaa difaacday bugaagtooda qalin jabinta kadib markii ay so afmeereen muddo afar sano ah oo ay wax ka baranayeen kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadd.

Ardeydan ayaa dhameeyay kuliyadaha kala ah waxbarshada, shareecada, kalkalisnimada, laabka, maamulka iyo ganacsiga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.