Shirka xoojinta wax soo saarka beeralayda Galmudug oo la soo gabagabeyay.

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo xeray shirka xoojinta wax soo saarka Beeralayda Galmudug.

Shirka oo aay soo qaban qaabisay wasaaradda Beeraha Galmudug ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiirka wasaaradda Beeraha dowladda Soomaaliya iyo xubno ka socday wasaaradaha Beeraha dowlad goboleedyada dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.