Tababar kusaabsan fahamka dastuurka oo laga furay Hargeysa

0
76

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda xiriirka golayaasha iyo Arimaha Dastuurka maamulka Soomaliland Deeqo Cabdi Yuusuf ayaa magaalada Hargeyso ku qabtay tababar ku saabsan heerka fahamka dastuurka kaasi oo loo qabtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda xirirka golayaasha iyo arimaha dastuurka maamulka Soomaliland.

Daah furka Tababarka ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socoday wasaaradda xiriirka golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka iyo wasiiro ka dirsan maaamulka Somaliland.

Warbixintaan waxaa soojeedinayasa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.