Mashruuc lagu iftiiminayo magaalada Oodweyne oo la bilaabay.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dawladda Hoose ee degmada Oodweyne ayaa bilowday mashruuca iftiiminta Magaalada ee Solar System-ka kaasoo la suri doono wadooyinka degmada oodweyne

Mashruucan ayaa muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka iyo bilic soo celinta maagalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.