Cilmi baaris ku sabsan Isbedelka cimilada oo lagu soo bandhigay Hargeysa.

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu so bandhigay cilmi baaris ku saabsan sameeynta caruurta iyo Haweenka aay kala kulmaan isbadalka Cimilada.

Cilmi baaristaan oo aay sameeysay islamarkaana aay soo bandhigtay Hay’adda Action Aid ayaa madasha lagu soo bandhigayey waxaa goob joog aha masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland iyo Bulshada magaalada Hargeysa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.