Gaadiid lagu wareejiyay iskaashtooyinka beeraha gobolka Hiiraan.

0
131

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabelle Cilmi Daahir Muxumed ayaa qaar kamid ah Haweenka beeraleyda ah ee ku nool magaalada Beledweyne u furay aqoon korosi ku saabsan tacbashada beeraha sidoo kale ku wareejiay gaadiid iyo agabkii ay u adeegsan lahaayeen wax soo saarka beeraha oo ay bixisay Hay’adda Nis.

Munaasabada lagu daahfurayey aqoon karoorsigaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo waraabka maamulka Hirshabelle, Gudoomiyaha Degmada Baladweyne, xubno ka socday Hay’adda Nis , iyo Ururka Iskaashtada Beeraleeyda Degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.