Dhismaha Wado muhiim oo laga dhagax dhigay degmada Yaaqshiid.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka gobalka Banaadir ayaa degmada Yaasqshiid ka dhagax dhigay wadada isku xirta waaxyaha heegaan iyo horseed.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Degamada Yaaqshiid , mas’uuliyiin ka socotay dowlada Hoose ee Xamar iyo bulshada Degamada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.