Tababar ku saabsan sharciga garsoorka oo lagu soo xiray Muqdisho.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Muqdisho tababarka wajiga 2aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed usoo xeray Garsoorayaal iyo Xeer Ilaaliyaal.

Tababarkaan ayaa waxaa bixinyay macadka tababarada garsoorka waxaana mududa uu socday lagu bixiyay casharo kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.