Kulan looga hadlayay Dowlad wanaaga oo lagu qabtay Baydhabo.

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa waxaa kulan ku yeeshay masuuliyiin ka socday wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha diinta Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo qaar kamid ah Culumada magaldaaasi kaasi oo looga hadlaayay doorka ay Culumada kuleeyahiin dowlad wanaagga.

kulankaan ayaa waxaa ka qayb galay xubno kasocday wasaaradda Awqaafta Diinta Dowalad gobaleedka Koonfur iyo qaar kamid ah lataliyaasha madaxweynaha Dowlad Koonfur Galbeed.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.