Arday xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jibineed looga qabtay Muqdisho.

0
95

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 115 arday oo dhameeysatay Barashada qur’aanka kariimka islamarkana ka aflaxday Machadka Ibnu- caamir.

Munaasabadda aay ku qalin jibinayeen ardayda ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka madarasada,qaar kamid ah culumada magaalada Muqdisho,walidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.