Arday ka baxday dugsiga sare ee iskuulka Hiiraan Integrated oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
95

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa laga qabtay munasabadd ay ku qalin jabinaayeen in ka badan 39 arday oo ka baxay dugsiga sare Hiiran intergrated ee magaalada Baladweyne.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Iskuulka,  waalidiin , ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.