Dib u dayactir lagu bilaabay wadada Burjada Ciinta ee Baladweyne.

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool xaafada howlwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa isku tashi dadweyni ku bilaabay dib u dayac tir lagu sameeynaayo wadada burjada ciinta ee galbeedka magaalada.

Wadadaan oo marin muhiim u ah isku socdka Bulshada iyo gadiidka isaga kala goosha Gobalada dalka ayaa waxaa soo gaaray burbur xoogan oo sawabay inu adkaado marinka Wadadaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.