Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gaba gabeeyay Gabilay.

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gabileey ee maamulka Soomaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah.

Tartankaan oo loo qabtay afar iyo toban kooxood ayaa waxaa xiritaankiisa kasoo qaybgalay maamulka Gabileey, Wasiiro, Dhallinyaro, Bahda Ciyaaraha iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.