Barnaamijyada Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha ee Radio Beerlula By admin - July 12, 2024 0 101 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Muusiga iyo Salaamaha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq iyo Xaawo Aadan Xuseen.