Xafiiska wasaaradda waxbarashadda Jubbaland ee magaalada Baladxaawo oo la dhagax dhigay.

0
66

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada maamulka Jubbaland Axmed faarax Cali ayaa Degmada Baladxaawo ka dhagax dhigay dhismaha xafiiska wasaaradda waxbarashada Jubbaland aay ku yeelan doonta Degmadaaasi.

Munaasabadda dhagax dhiga xafiiska waxaa Agaasimaha ku wehlinayey Gudoomiyaha Gobalka Gobalka gedo iyo xubno ka tirsan wasaaradda waxbarashada Jubbaland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isaaq.