Dayactirka dhismaha masjid ku yaalla Baydhabo oo la dhagax dhigay

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Diinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Dhagax Dhigay dib u dhiska masjidka Al-Nuur Ee Xaafadda Berdaale ee magaalada Baydhabo.

Dhagax dhiga dib u dhiska masjidkaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka koonfur galbeed Soomaaliya, agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Howlaha Guud,dib u dhiska iyo Guryaynta KGS Mudane Abdullaahi Ashcari. ,Culimo udiin , Cuqaal, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeeinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.