Arday dhameeysatay Barashada luqada carabiga oo munaasabad qalin jibineed lagu qabtay kismaayo.

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 40 arday oo dhameeysatay barashada luqada carabiga islamarkana ka aflaxday machadka Al-jasiira.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka Macadka ,xubno ka socday jamacadaha magaalada kismaayo iyo walidiinta ardayda qalin jibisay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.