Olole dhaqaale loogu ururinayo dhismaha wadooyin laami ah oo laga bilaabay Galkacyo.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Galkacyo ee gobalka Mudug ayaa magaaladaasi ka daahfuray olole dhaqaale uruurin loogu sameeynaayo dhismaha Saddex wado oo laami ah.

Daahfurka dhaqaale aruurintaan waxaa goob joog ahaa duqa Degmada Galkacyo oo hormuud u ah qorshahaan lagu dhisaayo saddexdaan wado , Ganacsato, odayaal iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.