Hordhac: England Vs Spain: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Final-ka Euro 2024.

0
39

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xulalka Spain iyo England ayaa isaga hor imanaya tartanka Euro 2024 iyada oo labada xul isha ku hayaan ku guulaysiga koobka.

Xulka Spain ayaa yimid Final-ka tartanka kadib markii ay garaaceen xulka France wareegii Semi-final-ka tartanka.

Dhinaca kale xulka England ayaa soo dhaafay xulka Netherlands wareegii Semi-final-ka tartanka.

Kulanka: Spain Vs England

Tartanka: Euro 2024 Final

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Olympiastadion Berlin