Dhallinyaro iyo haween ku nool Baladweyne oo loo sameeyay maalgelin ganacsi

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kanbanigaan oo lagu magacaabo Bulsho sacco islamarkaana kuyaalo magaalada Baladweyne ayaa maalgalin u sameeyay Dhalinyaro iyo Haween kunool magaalada si ay u abuurtaan furstada ganacsi.

Haweenka iyo dhalinyarada loo sameeyay maalgalinta ayaa sameestay gancsiyo yaryar si ay noloshood u maareeyaan iygoo lacagaha la siiyay u soo celin doono si tartiib ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.