Aqoon is weydaarsi ku saabsan xalinta khilaafadka oo lagu soo gabagabeyay Baydhabo.

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa lagu soo gabagabeyay aqoon is weydaarsi ku saabsan xalinta khilaafaadyadda soo noqnoqda.

Aqoon is weydaarsigaan oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno ka socday Hay’addaha ka shaqeeya arimaha Nabada islamarkana ka howlgala magaalada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.