Tababar ku saabsan ilaalinta xogto oo laga furay Burco

0
61

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiadda Somaliland Yuusuf Warsame Xassan ayaa Magaalada Burco tababar uga furay ardeyda dhigata machadka Orbit.

Tababarkan ayaa inta uu socdo lagu baran doonaa ilaalinta xogta casriga islamarkana ay ula jaanqaadi lahayeen tiknolojiyadda casriga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.