Mashruuc raashin loogu qeybinayo dad danyar ah oo laga daah furay Hargeysa

0
81

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Udiyaar Garawga Aafooyinka Iyo Kadka Raashinka maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa ka daah furtay qaybinta raashin loogu talagaalay bulshada danyarta ah ee ku nool deegaanada gobolka Maroodijeex.

Munaasabada lagu daahfurayey mashruucaan ayaa waxaa goob joog ahaa agaasimaha guud ee Hay’adda u diyaar garowga Aafooyinka Soomaliland, mas’uuliyiin kale oo socotay Dowlada Hoose Hargeysa, iyo odayaal dhaqameed.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.