Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xildhibaano ka tirsan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya oo aay wehliyaan xubno ka ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland iyo Guddoomiyaha degmada Luuq ayaa si wada jir ugu baaqay in la garab istaago qoysas ku guryo beelay colaad beeleedka degmada luuq.
Masuuliyiin oo sidoo kale qeeyb ka ah gudiga nabadeeynta u jooga degmada luuq ayaa Maamulka Jubaland iyo Dolwlada Soomaaliya ugu baaqay in dib u dijin loo sameeyo qoysaska danta yar ee ku guro beelay colaada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.