Xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland ee Kismaayo oo xariga laga jaray

0
116

Baladwayn ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee mamulka Jubbaland ayaa maanta xarigga ka jaray xafiiska Ururka Qareenada Jubbaland oo dhawaan laga hergeliyay magaalada Kismaayo.

Xarig jarka xafiiskan waxaa ka qeybgalay wasiiro .xlidhibaano ka mid ah maamulka Jubaland iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.