Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axamed Cabdi Muuse oo kaashanaayo Masuuliyiin ka socoday Hay’adda Beeraha Aduunka ee FOA ayaa si wada jir ah xariga ugu ka jaray Mashruuc Xoolo-Naaxin ah islamarkaana laga hirgeliyey Deegaanka Balanbaal ee Degmada Gar’adag.
Munaasabada xariga jarka waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan maamulka gobalka sanaaga Dhalinyaro Haweenka odyaasha deegaanka iyo marti-sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.