Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasinka Caafimaadka gobalka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirka looga hadlayay barnaamijka ka dabatagga caruurta ka yar shanta sano ee aan qaadan Talaalka.
Shirkaan waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud caafimaad Gobalka Banaadir, Mas’uuliyiin ka kala socday Hay’addaha WHO iyo UNICEF iyo qaar kamid ah ururada dhaqaatiirta.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.