Xafiiska Wasaaradda Kalluumaysiga gobalka Togdheer oo xariga laga jaray

0
142

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo hormarinta xeebaha maamulka Soomaliland ayaa xariga ka jaray xafiiska Wasaaradda Kalluumaysiga gobalka Togdheer.

Munaasabada xariga looga jarayay xaruntaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaliland , Maamulka Gobalka Togdheer iyo Mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.