Hooyo ku nool Baladweyne oo nolosha caruurteeda ka mareeyso dharka ha-iwareerinta

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hooyo canab Cabdullahi waa hooyo heysto 6 caruur ah kuwaas oo ay noloshooda ku mareyso wareejinta dharka loo yaqano ha I wareerinta

Dharka ay iibiso ayaa waxaa ka mid ah dharka dumarka ee loo yaqano baatiga kuwa caruurta iyo firaashmanka la sarto sariraha

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.