Saldhig ay yeelan doonaan ciidanka Boliiska oo laga dhagax dhigay ceerigaabo

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Ceerigaabo ee Gobalka sanaag ayaa laga dhagax dhigay dhismaha saldhig aay yeelan donaan ciidanka booliska Gobalka sanaag ee maamulka Soomaaliland.

Munaasabadda dhagax dhiga saldhigga ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiinta Gobalka sanaag maamulka degmada Ceerigaabo iyo saraakiisha Booliska magaalada Ceerigaabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.