Baladwayne ( Radio Beerlula )-wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka daah-furtay tababar laxiriira Arrimaha Nabadeeynta iyo doorka bulshada kaga aadan.
Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo saraakiil ciidan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim