Natiijooyiinka kulamadii galabta laga ciyaarayo tartanka Sera B ee Baladwayn.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne waxaa si habsami leh uga socda tartanka kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne.

Galabta waxaa lagu ciyaaray garoonka Laqanyo 2 kulan halkaan ka aqriso natiijooyinka ay kuso dhamaadeen.