Xaalado nolol xumo oo soo wajahay bulshada ku nool deegaanka Farjibis ee gobolka Hiiraan

0
99

Baladwayne (Radio Beerlula )-Deegaanka Farjibis oo kamid ah Deeganada hoostago degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa ka jirto Xaalad nolol xumo oo ay soo wajaheen dadka Deegaankaasi.

Waxayaabaha ay dadka deegaankaan codsanayaan ayaa waxaa kamid ah Biyo la’aan goobo Caafimada iyo xaruumo waxbarsho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.