Natiijooyiinka galabta ee tartanka Sera B ee Baladwayne.

0
54

Baladwayne (Radio Beerlula )-Kooxaha Fc Alba , Fc Holac iyo kooxda Fc Laabka ayaa si wadajir ugu soo baxay wareega saddexaad ee tartanka Sera B-da kaasi oo ka socdo Garoonka ciyaaraha magaalada Baladweyne ee laqanya kadib markii ay kasoo adkaadeen kooxaha Fc Lions City , Nuur Xawaad , iyo VIP.

kulumadaan ayaa waxaa usoo daawasho tagay boqolaal taageerayaal ah kuwaas oo kala taageerayay kooxaha ciyaaraya tartanka, bahda Ciyaaraha iyo gudiga Taratanka.

Tartankaan ayaa soo gaaray heerkiisii bug baxda iyada oo dhawaan lasoo gabagabeeyn doono wareega labaad ee tartanka.

Natiijooyiinka galabta ee garoonka Laqanya ee magaalada Baladwayne.