Olole lagu daaweynayo xoolaha oo laga bilaabay magaalada Baladweyne.

0
94

Baladwayne (Radio Beerlula )-Dr.Maxamed Aamin Cabdi Cali oo kamid ah Dhallinyarada Magaalada Baladweyne oo bartay cilmiga xanaanada xoolaha ayaa xaafada Howl wadaag ka bilaabay olole lagu daweeynayo xoolaha la xanuunsan cudurada.

Cudurada uu ka daaweeyo xoolaha ayaa waxaa kamid ah busbuska , buruseelada iyo cudurka Tiibiida.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.