Isku aadka wareega saddexaad ee tartanka Baladweyne oo la shaaciyay

0
122

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga tartanka Sera B-da ee magaalada Baladwayne ayaa sameeyay isku aadka wareega saddexaad ee tartanka kadib marka uu soo dhamaaday wareega labaad ee tartanka .

Wareega saddexaad ayaa loo sameeyay 24 kooxood oo kasoo gudbay wareega labaad ee tartanka iyaga oo ciyaari doono kulamo xiiso badan oo ay ugu gudbi doonaan wareega afaraad ee tartanka.

Liiska kooxaha isku aaday Wareega saddexaad ee Tartanka Sera B-da ee Baladwayne.