Tababar kusaabsan Axdiga xuquuqda dadka Naafada oo lagu qabtay Kismaayo

0
37

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland Marwo Cadar Cusmaaciil Juraati ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Tababar kusaabsan axdiga Xuquuqda dadka Naafada ah.

Daahfurka tababarka waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Dhallinyaro iyo Ururada dadka naafada ah.

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.