Madaxda Hirshabeelle oo kulan la qaadatay bulshada degmada Moqokori.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa kulan la qaatay waxgaradka, dhalinyarada iyo haweenka degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Kulankan ayaa looga hadlayay mashariicda laga hirgeliyay degmada Moqokori iyo sidii loo dabooli lahaa baahiyaha kale ee ka jira degmada iyo deegannada hoos yimada.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.