Kooxda Fiiltare oo u gudubtay wareega afaraad ee tartanka Baladweyne

0
86

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta Fiiltare ayaa u soo gudubtay wareega afaraad ee tartanka kooxaha heerka labaad ee magaalada Baladweyne kadib markii rigoorayaal 5-4 ah uga badisay dhigeeda kooxda Alba maadaam waqtigii loogu talo galay ciyaarta la isla dhaafi waayay 0-0.