Shir looga hadlayay adkeysiga isbadalka cimilada oo lagu qabtay Kismaayo

0
95

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda qorsheeynta maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ee Maamulka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay Shir looga hadalayay Mashruuca adkeysiga isbadalka cimilada iyo sugnaanta cuntada.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro , Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Maamulka Jubbaland, mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Qorsheeynta iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.