Caruurta deegaanka Cali Ganeey ee gobolka Hiiraan oo geed hoostiis wax lagu baro.

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)- Bulshada ku nool Deegaanka Cali-Ganeey ee Gobalka Hiiraan ayaa Madaxda ugu sareeyso Maamulka Hirshabeelle ka codsaday in loo dhiso goobo waxbarasho si ay waxbasho u helaan ubadka halkaas ku nool.

Caruurta ku nool deegaanka Cali-Ganeey ayaa xiligaan waxaa wax lagu baraa geed hoos tiisa taasi oo aan ku filneen baahida dhanka waxbarashada ah ee ka jirto deegaankan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.