Aqoon is weydaarsi ku saabsan kobaca karaanka Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
61

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka furmay Aqoon is weydaarsi ku saabsan Tiirka arrimaha Bulshada iyo kobaca Karaanka Aadanaha ee Qorshaha Isbadalka Qaran.

Aqoon is weydaarsigaan oo socan doona mudo laba maalin ah ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Muqdisho.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.