Shir looga hadlayay xaaladda barakacayaasha oo lagu qabtay Baydhabo

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheeynta maamulka Koonfur Galbeed Yacquub Isxaaq Xuseen ayaa Magaalada Baydhabo ka daahfuray Shir looga hadalayay xaalada Barakacayasha iyo Arrimaha xalka waara.

Daahfurka Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheeynta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaraddaasi iyo qaybaha kale ee bulshada Degamada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.