Dood wadaag ku saabsan fahamka bulshada ee Nabadda oo lagu qabtay Muqdisho

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa waxaa lagu qabtay kulan dood wadaag oo ku saabsanaa fahamka bulshada ee Nabadda iyo kaalinta ay Haweenka kuleeyihiin kaasi oo ay soo qabqaabisay Hay’adda Horumarinta Dumarka ee( DDE)

Kulankaan ayaa waxaa ka qaybgalay Xidhibaanno ka tirsan Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ,  Wasiiro kadirsan XFS ,  Haween , Aqoon yahano , Ardayda Jaamacadaha,  Ururrada Bulshada iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.