Maamul cusub oo loo magacaabay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

0
45

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle Cabdi Dahir Guure Karoore ayaa maamul cusub u magacaabay Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha Degmada Moqokori ayaa loo magacaabay Maxamed Cabdi Mocow, guddomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasadda ayaa loo magacaabay Xasan Makaraan Cabdi

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.