Tababar ku saabsan Shuban biyoodka oo lagu qabtay Baladweyne

0
49

Baladweyne (  Radio Beerlula )-Ururka Waxbarashada iyo Horumarinta ardayda Gobalka Hiiraan ayaa magaalada Baladweyne ka daahfuray tababar kusaabsan Shuban biyoodka kaasi oo loo qabtay Aradyda wax kabarato Jaamacadaha.

Tababarkaan oo socon doono mudo laba maalmood ah ayaa waxaa daahfurkiisa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Ururka HESDA , Dhallinyaro, Macallimiin iyo ardayda loo qabtay Tababarka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.