Gaadiid loogu talo galay mashuurca Barwaaqo oo lagu wareejiyay maamulka koonfur galbeed.

0
75

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Wasiirada Wasaaraddaha Beeraha, Biyaha, Bay’adda, Qorshaynta iyo Xanaanada Xoolaha ku Wareejiyey Gaadiid loogu talagalay in lagu Dardar-Geliyo Howlaha shaqo ee Mashruuca Barwaaqo.

Munaasabadda lagu wareejinayay Gadiidkaan ayaa waxaa goob joog ahaa waiirada wasaaraddaha lagu wareejiyay Gadiidka iyo Xubno ka socday maamulka Baydhabo ee Gobalka Bay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.